Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:104-107 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:104-107 in Kitaabka Quduuska Ah

104 Amarradaada ayaan waxgarasho ku helaa, Oo sidaas daraaddeed ayaan jid kasta oo been ah u necbahay.
105 Eraygaagu wuxuu cagahayga u yahay laambad, Waddooyinkaygana iftiin.
106 Waxaan ku dhaartay oo aan weliba xaqiijiyey Inaan dhawrayo xukummadaada xaqa ah.
107 Aad iyo aad baan u dhibaataysnahay, Haddaba Rabbiyow, igu soo noolee si eraygaaga waafaqsan.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah