Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:104-107

Help us?
Click on verse(s) to share them!
104Amarradaada ayaan waxgarasho ku helaa, Oo sidaas daraaddeed ayaan jid kasta oo been ah u necbahay.
105Eraygaagu wuxuu cagahayga u yahay laambad, Waddooyinkaygana iftiin.
106Waxaan ku dhaartay oo aan weliba xaqiijiyey Inaan dhawrayo xukummadaada xaqa ah.
107Aad iyo aad baan u dhibaataysnahay, Haddaba Rabbiyow, igu soo noolee si eraygaaga waafaqsan.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:104-107SABUURRADII 119:104-107