Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 8:13-15 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 8:13-15 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Rabbiga ka cabsashadiisu waa in sharka la naco. Kibirka, iyo madaxweynaanta, iyo jidka sharka, Iyo afka qalloocan ayaan anigu necbahay.
14 Talo iyo xigmad anigaa iska leh, Oo waxaan ahay waxgarasho, xoogna waan leeyahay.
15 Boqorradu gacantayday wax ku xukumaan, Oo amiirraduna amarkaygay garta ku gooyaan.
MAAHMAAHYADII 8 in Kitaabka Quduuska Ah