Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - MAAHMAAHYADII - MAAHMAAHYADII 8

MAAHMAAHYADII 8:13-15

Help us?
Click on verse(s) to share them!
13Rabbiga ka cabsashadiisu waa in sharka la naco. Kibirka, iyo madaxweynaanta, iyo jidka sharka, Iyo afka qalloocan ayaan anigu necbahay.
14Talo iyo xigmad anigaa iska leh, Oo waxaan ahay waxgarasho, xoogna waan leeyahay.
15Boqorradu gacantayday wax ku xukumaan, Oo amiirraduna amarkaygay garta ku gooyaan.

Read MAAHMAAHYADII 8MAAHMAAHYADII 8
Compare MAAHMAAHYADII 8:13-15MAAHMAAHYADII 8:13-15