Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 30:25-29 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 30:25-29 in Kitaabka Quduuska Ah

25 Qudhaanjadu waa sida dad aan xoog badnayn, Laakiinse waxay cuntadooda soo diyaarsadaan guga.
26 Walooyinku waa qoon taagdaran, Oo haddana waxay guryahooda ka samaystaan dhagaxyada dhexdooda;
27 Ayaxu boqor ma leh, Weliba dhammaantood guuto guuto ayay u socdaan.
28 Qorratadu waa wax gacanta lagu qaban karo, Weliba waxay joogtaa guryaha boqorrada.
29 Waxaa jira saddex waxyaalood oo si fiican u socda, Haah, oo afar waa socod wanaagsan yihiin.
MAAHMAAHYADII 30 in Kitaabka Quduuska Ah