Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - MAAHMAAHYADII - MAAHMAAHYADII 30

MAAHMAAHYADII 30:25-29

Help us?
Click on verse(s) to share them!
25Qudhaanjadu waa sida dad aan xoog badnayn, Laakiinse waxay cuntadooda soo diyaarsadaan guga.
26Walooyinku waa qoon taagdaran, Oo haddana waxay guryahooda ka samaystaan dhagaxyada dhexdooda;
27Ayaxu boqor ma leh, Weliba dhammaantood guuto guuto ayay u socdaan.
28Qorratadu waa wax gacanta lagu qaban karo, Weliba waxay joogtaa guryaha boqorrada.
29Waxaa jira saddex waxyaalood oo si fiican u socda, Haah, oo afar waa socod wanaagsan yihiin.

Read MAAHMAAHYADII 30MAAHMAAHYADII 30
Compare MAAHMAAHYADII 30:25-29MAAHMAAHYADII 30:25-29