Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 2:13-17 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 2:13-17 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Oo qummanaanta waddooyinkeeda ka taga, Si ay jidadka gudcurka ugu socdaan,
14 Oo ay ku reyreeyaan inay xumaan falaan, Oo ay qalloocnaanta kan sharkaa ku farxaan;
15 Oo jidadkoodu maroorsan yihiin, Oo waddooyinkooduna qalloocan yihiin,
16 In lagaa samatabbixiyo naagta qalaad, Xataa naagta qalaad oo hadalladeeda kugu sasabata,
17 Taasoo ka tagta horseedkii yaraanteeda, Oo illowda axdigii Ilaaheeda;
MAAHMAAHYADII 2 in Kitaabka Quduuska Ah