Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - MAAHMAAHYADII - MAAHMAAHYADII 2

MAAHMAAHYADII 2:13-17

Help us?
Click on verse(s) to share them!
13Oo qummanaanta waddooyinkeeda ka taga, Si ay jidadka gudcurka ugu socdaan,
14Oo ay ku reyreeyaan inay xumaan falaan, Oo ay qalloocnaanta kan sharkaa ku farxaan;
15Oo jidadkoodu maroorsan yihiin, Oo waddooyinkooduna qalloocan yihiin,
16In lagaa samatabbixiyo naagta qalaad, Xataa naagta qalaad oo hadalladeeda kugu sasabata,
17Taasoo ka tagta horseedkii yaraanteeda, Oo illowda axdigii Ilaaheeda;

Read MAAHMAAHYADII 2MAAHMAAHYADII 2
Compare MAAHMAAHYADII 2:13-17MAAHMAAHYADII 2:13-17