Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 10:9-10 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 10:9-10 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Kii qummanaan ku socdaa ammaan buu ku socdaa; Laakiinse kii jidadkiisa qalqalloociya waa la ogaan doonaa.
10 Kii indhaha ku baaqaa murug buu keenaa. Laakiinse kan bushimaha ka nacaska ahu afgembi buu u dhacaa.
MAAHMAAHYADII 10 in Kitaabka Quduuska Ah