Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 10:30-32 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 10:30-32 in Kitaabka Quduuska Ah

30 Kan xaqa ah weligiis la dhaqaajin maayo, Laakiinse kuwa sharka lahu dhulka ma fadhiyi doonaan.
31 Kan xaqa ah afkiisa waxaa ka soo baxda xigmad, Laakiinse carrabkii qalloocan waa la gooyn doonaa.
32 Kan xaqa ah bushimahiisu waxay yaqaaniin waxa la aqbali karo, Laakiinse kan sharka leh afkiisu qallooc buu ku hadlaa.
MAAHMAAHYADII 10 in Kitaabka Quduuska Ah