Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 10:3-5 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 10:3-5 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Kii xaq ah naftiisu inay gaajooto Rabbigu u oggolaan maayo, Laakiinse doonista kuwa sharka leh ayuu ridaa.
4 Kii gacan caajis ah lahu wuu caydhoobaa, Laakiinse kuwa dadaala gacantoodu hodan bay ka dhigtaa.
5 Kii guga wax soo urursadaa waa wiil caqli leh, Laakiinse kii wakhtiga beergooyska seexdaa waa wiil ceeb sameeya.
MAAHMAAHYADII 10 in Kitaabka Quduuska Ah