Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 10:21-23 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 10:21-23 in Kitaabka Quduuska Ah

21 Kii xaq ah bushimahiisu waxay masruufaan kuwa badan, Laakiinse nacasyadu waxgarashola'aantooda ayay u dhintaan.
22 Rabbiga barakadiisu hodan bay kaa dhigtaa, Oo isna caloolxumo kuma daro.
23 Nacasku inuu xumaan sameeyo waa u sidii cayaareed, Laakiinse ninka garaadka lahu xigmad buu leeyahay.
MAAHMAAHYADII 10 in Kitaabka Quduuska Ah