Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 10:10-11 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 10:10-11 in Kitaabka Quduuska Ah

10 Kii indhaha ku baaqaa murug buu keenaa. Laakiinse kan bushimaha ka nacaska ahu afgembi buu u dhacaa.
11 Ninkii xaq ah afkiisu waa il nololeed, Laakiinse kuwa sharka leh afkooda dulmi baa qariya.
MAAHMAAHYADII 10 in Kitaabka Quduuska Ah