Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 21:26-29 in Somali

Help us?

LUUKOS 21:26-29 in Kitaabka Quduuska Ah

26 Dadkuna waxay la suuxi doonaan baqdin iyo filasho waxa dunida iman doona, waayo, xoogagga cirka ayaa la gariirin doonaa.
27 Markaasay arki doonaan Wiilka Aadanaha oo daruur ku imanaya, isagoo leh xoog iyo ammaan weyn.
28 Laakiin goortii ay waxaasu bilaabaan inay dhacaan, kor eega, madaxyadiinnana kor u qaada, waayo, madaxfurashadiinnu waa dhow dahay.
29 Markaasuu masaal kula hadlay, Bal eega berdaha iyo dhirta oo dhan;
LUUKOS 21 in Kitaabka Quduuska Ah