Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 21:12-15 in Somali

Help us?

LUUKOS 21:12-15 in Kitaabka Quduuska Ah

12 Waxyaalahan oo dhan hortood gacmahooday idin saari doonaan oo idin silcin doonaan oo idiin dhiibi doonaan sunagogyada iyo xabsiyada, oo waxaa magacayga aawadiis laydiin hor geeyn doonaa boqorro iyo taliyayaal.
13 Waxayna idinku noqon doontaa marag.
14 Sidaa darteed qalbiyadiinna geliya inaydnaan hore ugu fikirin waxaad ku jawaabi doontaan.
15 Waayo, waxaan idin siin doonaa af iyo xigmad aanay cadaawayaashiinna oo dhammu ka adkaan karin oo aanay ka gees hadli karin.
LUUKOS 21 in Kitaabka Quduuska Ah