Text copied!
Bibles in Somali

GABAYGII SULAYMAAN 8:10-11 in Somali

Help us?

GABAYGII SULAYMAAN 8:10-11 in Kitaabka Quduuska Ah

10 Anigu waxaan ahay derbi, oo naasahayguna waa sida munaaradaha oo kale. Oo markaas waxaan hortiisa ku ahaa sidii mid nabad heshay.
11 Sulaymaan beercanab buu Bacal Hamoon ku lahaa; Oo beercanabkii wuxuu ka kireeyey kuwa dhawra, Oo midkood kastaaba wuxuu midhaheeda uga keeni jiray kun xabbadood oo lacag ah.
GABAYGII SULAYMAAN 8 in Kitaabka Quduuska Ah