Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - GABAYGII SULAYMAAN - GABAYGII SULAYMAAN 8

GABAYGII SULAYMAAN 8:10-11

Help us?
Click on verse(s) to share them!
10Anigu waxaan ahay derbi, oo naasahayguna waa sida munaaradaha oo kale. Oo markaas waxaan hortiisa ku ahaa sidii mid nabad heshay.
11Sulaymaan beercanab buu Bacal Hamoon ku lahaa; Oo beercanabkii wuxuu ka kireeyey kuwa dhawra, Oo midkood kastaaba wuxuu midhaheeda uga keeni jiray kun xabbadood oo lacag ah.

Read GABAYGII SULAYMAAN 8GABAYGII SULAYMAAN 8
Compare GABAYGII SULAYMAAN 8:10-11GABAYGII SULAYMAAN 8:10-11