Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - GABAYGII SULAYMAAN - GABAYGII SULAYMAAN 7

GABAYGII SULAYMAAN 7:6-8

Help us?
Click on verse(s) to share them!
6Taan jeclahayay, qurux badnidaa! Fiicnaan badnidaa! Aad baad iiga farxisaa!
7Sarajooggaagu waa sida geed baar ah, Oo naasahaaguna waa sida rucubyo canab ah.
8Waxaan is-idhi, Geedka baarka waan fuuli doonaa, Oo waxaan qabsan doonaa laamihiisa. Naasahaagu ha ahaadeen sida rucubyo canab ah, Oo sankaaga neeftiisuna ha u carafto sida midho tufaax ah.

Read GABAYGII SULAYMAAN 7GABAYGII SULAYMAAN 7
Compare GABAYGII SULAYMAAN 7:6-8GABAYGII SULAYMAAN 7:6-8