Text copied!
Bibles in Somali

GABAYGII SULAYMAAN 4:1-2 in Somali

Help us?

GABAYGII SULAYMAAN 4:1-2 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Taan jeclahayay, bal eeg, adigu waad qurxoon tahay, bal eeg, waad qurxoon tahay, Oo waxaad leedahay indhaha qoolleyda oo kale oo indhashareertaada ku qarsoon. Timahaaguna waa sida riyo Buur Gilecaad ka muuqda.
2 Ilkahaaguna waa sida laxo loo xiiray, Oo ka soo baxay meeshii lagu soo maydhay, Oo middood kastaaba mataano dhashay, Oo aan dhexdooda lagu arag mid dhicisay.
GABAYGII SULAYMAAN 4 in Kitaabka Quduuska Ah