Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - GABAYGII SULAYMAAN - GABAYGII SULAYMAAN 4

GABAYGII SULAYMAAN 4:1-2

Help us?
Click on verse(s) to share them!
1Taan jeclahayay, bal eeg, adigu waad qurxoon tahay, bal eeg, waad qurxoon tahay, Oo waxaad leedahay indhaha qoolleyda oo kale oo indhashareertaada ku qarsoon. Timahaaguna waa sida riyo Buur Gilecaad ka muuqda.
2Ilkahaaguna waa sida laxo loo xiiray, Oo ka soo baxay meeshii lagu soo maydhay, Oo middood kastaaba mataano dhashay, Oo aan dhexdooda lagu arag mid dhicisay.

Read GABAYGII SULAYMAAN 4GABAYGII SULAYMAAN 4
Compare GABAYGII SULAYMAAN 4:1-2GABAYGII SULAYMAAN 4:1-2