Text copied!
Bibles in Somali

GABAYGII SULAYMAAN 3:2-3 in Somali

Help us?

GABAYGII SULAYMAAN 3:2-3 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Haddaba waan kacayaa, oo magaaladaan dhex wareegayaa, Oo dariiqyada iyo jidadka waaweyn Ayaan ka dhex goobayaa kan naftaydu jeceshahay. Waan doondoonay laakiinse ma aanan helin.
3 Waxaa i helay waardiyayaashii magaalada dhex warwareegayay, Oo anna waxaan ku idhi, Kan naftaydu jeceshahay ma aragteen?
GABAYGII SULAYMAAN 3 in Kitaabka Quduuska Ah