Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - GABAYGII SULAYMAAN - GABAYGII SULAYMAAN 3

GABAYGII SULAYMAAN 3:2-3

Help us?
Click on verse(s) to share them!
2Haddaba waan kacayaa, oo magaaladaan dhex wareegayaa, Oo dariiqyada iyo jidadka waaweyn Ayaan ka dhex goobayaa kan naftaydu jeceshahay. Waan doondoonay laakiinse ma aanan helin.
3Waxaa i helay waardiyayaashii magaalada dhex warwareegayay, Oo anna waxaan ku idhi, Kan naftaydu jeceshahay ma aragteen?

Read GABAYGII SULAYMAAN 3GABAYGII SULAYMAAN 3
Compare GABAYGII SULAYMAAN 3:2-3GABAYGII SULAYMAAN 3:2-3