Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - GABAYGII SULAYMAAN - GABAYGII SULAYMAAN 1

GABAYGII SULAYMAAN 1:13-15

Help us?
Click on verse(s) to share them!
13Gacaliyahaygu wuxuu ii yahay sida guntin malmal ah Oo habeenkii oo dhan naasahayga ku dhex jirta.
14Gacaliyahaygu wuxuu ii yahay sida xidhmo ubax xinne ah Oo beeraha canabka ah ee Ceyn Gedii ku yaal.
15Taan jeclahayay, bal eeg, adigu waad qurxoon tahay, bal eeg, waad qurxoon tahay, Oo waxaad leedahay indhaha qoolleyda oo kale.

Read GABAYGII SULAYMAAN 1GABAYGII SULAYMAAN 1
Compare GABAYGII SULAYMAAN 1:13-15GABAYGII SULAYMAAN 1:13-15