Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 9:15-16 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 9:15-16 in Kitaabka Quduuska Ah

15 Laakiin Rabbigu wuxuu ku yidhi, Soco, maxaa yeelay, wuxuu ii yahay weel aan doortay inuu magacayga hor geeyo dadka aan Yuhuudda ahayn iyo boqorrada iyo reer binu Israa'iil;
16 maxaa yeelay, waxaan tusi doonaa waxyaalaha waajib ku ah inuu u silco magacaygii dartiis.
FALIMAHA RASUULLADA 9 in Kitaabka Quduuska Ah