Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 9

FALIMAHA RASUULLADA 9:15-16

Help us?
Click on verse(s) to share them!
15Laakiin Rabbigu wuxuu ku yidhi, Soco, maxaa yeelay, wuxuu ii yahay weel aan doortay inuu magacayga hor geeyo dadka aan Yuhuudda ahayn iyo boqorrada iyo reer binu Israa'iil;
16maxaa yeelay, waxaan tusi doonaa waxyaalaha waajib ku ah inuu u silco magacaygii dartiis.

Read FALIMAHA RASUULLADA 9FALIMAHA RASUULLADA 9
Compare FALIMAHA RASUULLADA 9:15-16FALIMAHA RASUULLADA 9:15-16