Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 24:12-14 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 24:12-14 in Kitaabka Quduuska Ah

12 Anigoo qof la doodaya ama dad badan kicinaya laygama helin ama macbudka ama sunagogyada ama magaalada.
13 Kuumana ay caddayn karaan waxyaalihii ay imminka igu dacwaynayaan.
14 Laakiin tan baan kuu qiranayaa, inaan Ilaaha awowayaashayo ugu adeego sida Jidka ay yidhaahdaan dariiqo bidcinimo ah, anigoo rumaysan waxyaalaha sharcigu leeyahay oo dhan iyo waxyaalaha lagu qoray kitaabbadii nebiyada.
FALIMAHA RASUULLADA 24 in Kitaabka Quduuska Ah