Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 24

FALIMAHA RASUULLADA 24:12-14

Help us?
Click on verse(s) to share them!
12Anigoo qof la doodaya ama dad badan kicinaya laygama helin ama macbudka ama sunagogyada ama magaalada.
13Kuumana ay caddayn karaan waxyaalihii ay imminka igu dacwaynayaan.
14Laakiin tan baan kuu qiranayaa, inaan Ilaaha awowayaashayo ugu adeego sida Jidka ay yidhaahdaan dariiqo bidcinimo ah, anigoo rumaysan waxyaalaha sharcigu leeyahay oo dhan iyo waxyaalaha lagu qoray kitaabbadii nebiyada.

Read FALIMAHA RASUULLADA 24FALIMAHA RASUULLADA 24
Compare FALIMAHA RASUULLADA 24:12-14FALIMAHA RASUULLADA 24:12-14