Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 20:24-25 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 20:24-25 in Kitaabka Quduuska Ah

24 Laakiin naftayda uma xisaabo sidii mid qiimo ila leh, si aan u dhammeeyo tartankayga iyo shuqulkii aan Rabbi Ciise ka helay inaan u markhaati furo injiilkii nimcadii Ilaah.
25 Hadda, bal eega, waxaan ogahay in dhammaantiin oo aan ku dhex wareegi jiray oo aan boqortooyada ku wacdiyi jiray aydnaan mar dambe wejigayga arki doonin.
FALIMAHA RASUULLADA 20 in Kitaabka Quduuska Ah