Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 20

FALIMAHA RASUULLADA 20:24-25

Help us?
Click on verse(s) to share them!
24Laakiin naftayda uma xisaabo sidii mid qiimo ila leh, si aan u dhammeeyo tartankayga iyo shuqulkii aan Rabbi Ciise ka helay inaan u markhaati furo injiilkii nimcadii Ilaah.
25Hadda, bal eega, waxaan ogahay in dhammaantiin oo aan ku dhex wareegi jiray oo aan boqortooyada ku wacdiyi jiray aydnaan mar dambe wejigayga arki doonin.

Read FALIMAHA RASUULLADA 20FALIMAHA RASUULLADA 20
Compare FALIMAHA RASUULLADA 20:24-25FALIMAHA RASUULLADA 20:24-25