Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 19:33-34 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 19:33-34 in Kitaabka Quduuska Ah

33 Markaasay Aleksanderos ka soo saareen dadkii badnaa isagoo ay Yuhuuddii hore u soo tuurayaan. Markaasaa Aleksanderos gacan taagay, oo wuxuu damci lahaa inuu af isku daafaco dadka hortiisa.
34 Laakiin kolkay garteen inuu Yuhuudi yahay ayay dhammaan intii laba saacadood ah isku cod ku qayliyeen iyagoo leh, Waxaa weyn Di'anada reer Efesos.
FALIMAHA RASUULLADA 19 in Kitaabka Quduuska Ah