Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 19

FALIMAHA RASUULLADA 19:33-34

Help us?
Click on verse(s) to share them!
33Markaasay Aleksanderos ka soo saareen dadkii badnaa isagoo ay Yuhuuddii hore u soo tuurayaan. Markaasaa Aleksanderos gacan taagay, oo wuxuu damci lahaa inuu af isku daafaco dadka hortiisa.
34Laakiin kolkay garteen inuu Yuhuudi yahay ayay dhammaan intii laba saacadood ah isku cod ku qayliyeen iyagoo leh, Waxaa weyn Di'anada reer Efesos.

Read FALIMAHA RASUULLADA 19FALIMAHA RASUULLADA 19
Compare FALIMAHA RASUULLADA 19:33-34FALIMAHA RASUULLADA 19:33-34