Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 19

FALIMAHA RASUULLADA 19:11-12

Help us?
Click on verse(s) to share them!
11Ilaahna wuxuu gacmaha Bawlos ku sameeyey cajaa'ibyo khaas ah,
12sidaas aawadeedna waxaa jidhkiisa kuwii bukay looga keenay marooyin yaryar ama macawiso, markaasaa cudurradii iyagii daayeen, jinniyadiina waa ka baxeen.

Read FALIMAHA RASUULLADA 19FALIMAHA RASUULLADA 19
Compare FALIMAHA RASUULLADA 19:11-12FALIMAHA RASUULLADA 19:11-12