Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 18

FALIMAHA RASUULLADA 18:9-10

Help us?
Click on verse(s) to share them!
9Haddaba Rabbiga ayaa wuxuu Bawlos habeennimo riyo ku yidhi, Ha cabsanin, laakiin hadal, hana aamusin;
10maxaa yeelay, anaa kula jooga, ninnana kuma dhici doono inuu wax ku yeelo, waayo, dad badan baan magaaladan ku leeyahay.

Read FALIMAHA RASUULLADA 18FALIMAHA RASUULLADA 18
Compare FALIMAHA RASUULLADA 18:9-10FALIMAHA RASUULLADA 18:9-10