Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 17

FALIMAHA RASUULLADA 17:30-31

Help us?
Click on verse(s) to share them!
30Haddaba wakhtiyadii oqoonla'aanta Ilaah baa dhaafay, laakiin hadda wuxuu dadka ku amrayaa in dhammaantood meel kastaba ha joogeene ay soo toobadkeenaan;
31maxaa yeelay, wuxuu dhigay maalin uu dunida si xaq ah ugu xukumi doono ninkuu doortay, taasoo uu dhammaan ugu caddeeyey sarakicidda uu isagii ka soo sara kiciyey kuwii dhintay.

Read FALIMAHA RASUULLADA 17FALIMAHA RASUULLADA 17
Compare FALIMAHA RASUULLADA 17:30-31FALIMAHA RASUULLADA 17:30-31