Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 17

FALIMAHA RASUULLADA 17:28-29

Help us?
Click on verse(s) to share them!
28maxaa yeelay, isagaynu ku nool nahay, kuna soconnaa, kuna jirnaa; sidaasoo kuwo ka mid ah gabayayaashiinnu ay yidhaahdeen, Weliba innaguna waxaynu nahay farcankiisa.
29Haddaba innagoo ah Ilaah farcankiis waa inaynaan ka fikirin in Ilaahnimadu ay la mid tahay dahab ama lacag ama dhagax oo lagu xardhay sancada iyo farsamada dadka.

Read FALIMAHA RASUULLADA 17FALIMAHA RASUULLADA 17
Compare FALIMAHA RASUULLADA 17:28-29FALIMAHA RASUULLADA 17:28-29