Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 16

FALIMAHA RASUULLADA 16:30-32

Help us?
Click on verse(s) to share them!
30markaasuu dibadda u soo saaray, oo ku yidhi, Sayidyadow, maxaa igu waajib ah inaan yeelo inaan ku badbaado?
31Kolkaasay ku yidhaahdeen, Rumayso Rabbi Ciise, waadna badbaadi doontaa, adiga iyo dadka gurigaaguba.
32Oo ereyga Rabbiga ayay kula hadleen isaga iyo kuwii gurigiisa joogay oo dhan.

Read FALIMAHA RASUULLADA 16FALIMAHA RASUULLADA 16
Compare FALIMAHA RASUULLADA 16:30-32FALIMAHA RASUULLADA 16:30-32