Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 16:23-25 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 16:23-25 in Kitaabka Quduuska Ah

23 Oo markay ulo badan ku dhufteen, ayay xabsiga ku rideen iyagoo ku amraya xabsihayihii inuu aad u ilaaliyo;
24 isaguna markuu amar caynkaas ah helay, wuxuu iyagii ku riday xabsigii ugu hooseeyey, cagahoodana qori buu aad ugu xidhay.
25 Laakiin abbaaraha habeenbadhka Bawlos iyo Silas ayaa tukanayay oo Ilaah gabay ku ammaanayay, maxaabiistuna way dhegaysanayeen;
FALIMAHA RASUULLADA 16 in Kitaabka Quduuska Ah