Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 16

FALIMAHA RASUULLADA 16:23-25

Help us?
Click on verse(s) to share them!
23Oo markay ulo badan ku dhufteen, ayay xabsiga ku rideen iyagoo ku amraya xabsihayihii inuu aad u ilaaliyo;
24isaguna markuu amar caynkaas ah helay, wuxuu iyagii ku riday xabsigii ugu hooseeyey, cagahoodana qori buu aad ugu xidhay.
25Laakiin abbaaraha habeenbadhka Bawlos iyo Silas ayaa tukanayay oo Ilaah gabay ku ammaanayay, maxaabiistuna way dhegaysanayeen;

Read FALIMAHA RASUULLADA 16FALIMAHA RASUULLADA 16
Compare FALIMAHA RASUULLADA 16:23-25FALIMAHA RASUULLADA 16:23-25