Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 16:16-17 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 16:16-17 in Kitaabka Quduuska Ah

16 Oo waxaa dhacday, markii aannu u sii soconnay meeshii lagu tukan jiray, in ay naga hor timid gabadh jinni wax sheega qabtaa, taasoo waxsheegiddeeda faa'iido badan ugu keeni jirtay sayidyadeeda.
17 Taasaa Bawlos iyo annaga na soo raacday, wayna qaylisay iyadoo leh, Nimankanu waa addoommadii Ilaaha ugu sarreeya, kuwaasoo idinku wacdiyaya jidka badbaadada.
FALIMAHA RASUULLADA 16 in Kitaabka Quduuska Ah