Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 16

FALIMAHA RASUULLADA 16:16-17

Help us?
Click on verse(s) to share them!
16Oo waxaa dhacday, markii aannu u sii soconnay meeshii lagu tukan jiray, in ay naga hor timid gabadh jinni wax sheega qabtaa, taasoo waxsheegiddeeda faa'iido badan ugu keeni jirtay sayidyadeeda.
17Taasaa Bawlos iyo annaga na soo raacday, wayna qaylisay iyadoo leh, Nimankanu waa addoommadii Ilaaha ugu sarreeya, kuwaasoo idinku wacdiyaya jidka badbaadada.

Read FALIMAHA RASUULLADA 16FALIMAHA RASUULLADA 16
Compare FALIMAHA RASUULLADA 16:16-17FALIMAHA RASUULLADA 16:16-17