Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 15

FALIMAHA RASUULLADA 15:15-17

Help us?
Click on verse(s) to share them!
15Taasuna waxay raacsan tahay hadalladii nebiyada; siday ugu qoran tahay,
16Waxyaalahaas dabadeed waan soo noqon doonaa, Oo mar labaad ayaan dhisi doonaa taambuuggii Daa'uud oo dhacay; Oo mar labaad ayaan dhisi doonaa jajabkiisa, Waanan taagi doonaa;
17Si nimankii hadhay ay Rabbiga u doondoonaan, Iyo quruumaha oo dhan oo magacayga loogu yeedho,

Read FALIMAHA RASUULLADA 15FALIMAHA RASUULLADA 15
Compare FALIMAHA RASUULLADA 15:15-17FALIMAHA RASUULLADA 15:15-17