Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 14:24-27 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 14:24-27 in Kitaabka Quduuska Ah

24 Markaasay sii dhex mareen Bisidiya oo yimaadeen Bamfuliya.
25 Oo kolkay ereyga kaga hadleen Berga ayay waxay tageen Ataliya;
26 meeshaasna waxay uga dhoofeen Antiyokh, taasoo ahayd meeshii iyaga lagaga ammaana geliyey nimcadii Ilaah shuqulkii ay sameeyeen aawadiis.
27 Oo markay yimaadeen oo kiniisaddii isu ururiyeen waxay uga warrameen waxyaalihii Ilaah iyaga la sameeyey oo dhan iyo siduu albaabka iimaanka ugu furay dadkii aan Yuhuudda ahayn.
FALIMAHA RASUULLADA 14 in Kitaabka Quduuska Ah