Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 14

FALIMAHA RASUULLADA 14:24-27

Help us?
Click on verse(s) to share them!
24Markaasay sii dhex mareen Bisidiya oo yimaadeen Bamfuliya.
25Oo kolkay ereyga kaga hadleen Berga ayay waxay tageen Ataliya;
26meeshaasna waxay uga dhoofeen Antiyokh, taasoo ahayd meeshii iyaga lagaga ammaana geliyey nimcadii Ilaah shuqulkii ay sameeyeen aawadiis.
27Oo markay yimaadeen oo kiniisaddii isu ururiyeen waxay uga warrameen waxyaalihii Ilaah iyaga la sameeyey oo dhan iyo siduu albaabka iimaanka ugu furay dadkii aan Yuhuudda ahayn.

Read FALIMAHA RASUULLADA 14FALIMAHA RASUULLADA 14
Compare FALIMAHA RASUULLADA 14:24-27FALIMAHA RASUULLADA 14:24-27