Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 13:47-49 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 13:47-49 in Kitaabka Quduuska Ah

47 Maxaa yeelay, sidaasaa Rabbigu nagu amray isagoo leh, Waxaan kaa dhigi doonaa iftiinka quruumaha, Inaad badbaadinta u noqotid ilaa meeshii dunida ugu fog.
48 Haddaba markii dadkii aan Yuhuudda ahayn taas maqleen, ayay ku farxeen oo ereygii Ilaah ammaaneen; oo waxaana rumaystay kuwii nolosha weligeed ah loo dhigay.
49 Ereygii Rabbigana waxaa lagu faafiyey waddankii oo dhan.
FALIMAHA RASUULLADA 13 in Kitaabka Quduuska Ah