Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 13

FALIMAHA RASUULLADA 13:47-49

Help us?
Click on verse(s) to share them!
47Maxaa yeelay, sidaasaa Rabbigu nagu amray isagoo leh, Waxaan kaa dhigi doonaa iftiinka quruumaha, Inaad badbaadinta u noqotid ilaa meeshii dunida ugu fog.
48Haddaba markii dadkii aan Yuhuudda ahayn taas maqleen, ayay ku farxeen oo ereygii Ilaah ammaaneen; oo waxaana rumaystay kuwii nolosha weligeed ah loo dhigay.
49Ereygii Rabbigana waxaa lagu faafiyey waddankii oo dhan.

Read FALIMAHA RASUULLADA 13FALIMAHA RASUULLADA 13
Compare FALIMAHA RASUULLADA 13:47-49FALIMAHA RASUULLADA 13:47-49