Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 13:2-4 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 13:2-4 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Oo markay Rabbiga caabudayeen oo soomanaayeen ayaa Ruuxa Quduuska ahu wuxuu ku yidhi, Barnabas iyo Sawlos iigu sooca shuqulkii aan ugu yeedhay.
3 Markay soomeen oo duceeyeen oo gacmahoodii saareen dabadeed ayay direen iyagii.
4 Haddaba iyagoo Ruuxa Quduuska ahu soo diray waxay tageen Selukiya; meeshaasna waxay uga dhoofeen Qubrus.
FALIMAHA RASUULLADA 13 in Kitaabka Quduuska Ah