Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 13

FALIMAHA RASUULLADA 13:2-4

Help us?
Click on verse(s) to share them!
2Oo markay Rabbiga caabudayeen oo soomanaayeen ayaa Ruuxa Quduuska ahu wuxuu ku yidhi, Barnabas iyo Sawlos iigu sooca shuqulkii aan ugu yeedhay.
3Markay soomeen oo duceeyeen oo gacmahoodii saareen dabadeed ayay direen iyagii.
4Haddaba iyagoo Ruuxa Quduuska ahu soo diray waxay tageen Selukiya; meeshaasna waxay uga dhoofeen Qubrus.

Read FALIMAHA RASUULLADA 13FALIMAHA RASUULLADA 13
Compare FALIMAHA RASUULLADA 13:2-4FALIMAHA RASUULLADA 13:2-4