Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 12

FALIMAHA RASUULLADA 12:10

Help us?
Click on verse(s) to share them!
10Oo markay dhaafeen waardiyihii kowaad iyo kii labaad ayay waxay yimaadeen iriddii birta ahayd oo magaalada loo mari jiray; taas oo iyagii isaga furantay; markaasay ka baxeen oo waxay sii dhex mareen jid yar; markiiba malaa'igtii waa ka tagtay isagii.

Read FALIMAHA RASUULLADA 12FALIMAHA RASUULLADA 12
Compare FALIMAHA RASUULLADA 12:10FALIMAHA RASUULLADA 12:10