Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 10:10-12 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 10:10-12 in Kitaabka Quduuska Ah

10 waana gaajooday oo wuxuu doonayay inuu wax cuno; laakiin intay wax u diyaarinayeen ayuu riyooday,
11 wuxuuna arkay samada oo furantay, oo waxaa soo degayay weel sida shiraaq weyn oo kale oo afartiisa geesood loogu soo dejinayo dhulka;
12 oo waxaana ku jiray jinsi kasta oo xayawaan afar lugood leh iyo waxa dhulka gurguurta iyo haadda cirka.
FALIMAHA RASUULLADA 10 in Kitaabka Quduuska Ah