Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 10

FALIMAHA RASUULLADA 10:10-12

Help us?
Click on verse(s) to share them!
10waana gaajooday oo wuxuu doonayay inuu wax cuno; laakiin intay wax u diyaarinayeen ayuu riyooday,
11wuxuuna arkay samada oo furantay, oo waxaa soo degayay weel sida shiraaq weyn oo kale oo afartiisa geesood loogu soo dejinayo dhulka;
12oo waxaana ku jiray jinsi kasta oo xayawaan afar lugood leh iyo waxa dhulka gurguurta iyo haadda cirka.

Read FALIMAHA RASUULLADA 10FALIMAHA RASUULLADA 10
Compare FALIMAHA RASUULLADA 10:10-12FALIMAHA RASUULLADA 10:10-12